Days/time Flashcards
(34 cards)
0
Q
Monday
A
Isniin- ta
1
Q
Day
A
Maalin- ta
2- maalmo- aha
2
Q
Night
A
Habeen- ka
2- Habeeno- ada
3
Q
Month
A
Bil- sha
2- Bilo- aha
4
Q
Wednesday
A
Arbaca- da
5
Q
Year
A
Sanad- ka
2- Sanado- ada
6
Q
Tuesday
A
Salaasa- da
7
Q
Evening- about 7-7:30
A
Caweysin- ka
Fiidnimo- ada
8
Q
Friday
A
Jimce- aha
10
Q
Late afternoon
A
Galab- ta
2- Galbo- aha
11
Q
Yesterday
A
Shalay- to
12
Q
Saturday
A
Sabti- ada
13
Q
Week
A
Toddobaad
Wiig
14
Q
Morning
A
Subaax- a
2- Subxo- a
15
Q
Now
A
Imminka
16
Q
Midnight
A
Saq dhexe
Saqbadh
Habeen badh
17
Q
Sunday
A
Axad- da
18
Q
Thursday
A
Khamiis- da
18
Q
Day before yesterday
A
Dorraadto
19
Q
Today
A
Maanta
20
Q
Tomorrow
A
Berri- da
Berrito
21
Q
Day after tomorrow
A
Beridambe
Saaddambe
22
Q
Sunset
A
Qorrax-dhac- a
Qorraxdu markay dhacday
Cadeed dhal
23
Q
Last night
A
Xalay- to
24
Minute
Miridh
25
Second
Sekan- ka
| Ilbiriqsi- ga
26
Sunrise
Qorrax-soobax- a
| Waaberi
27
Noon
Duhur- ka
28
This week
Wiiggan
29
Last week
Wiiggii ina dhaafay
30
Next week
Wiiggii dambe
31
What time is it?
Waa immisadii (saacadu)?
32
What day is it today?
Maanta maalintu waa maalintee?
33
It is ... O'clock.
Waa...subaxnimo/ galabnimo/ habeennimo.