Class 40 Flashcards
maxaad doonaysaa in aad cuntid casharka ka dib ?
what do you want to eat after the lesson?
xalay maxaad ku cashaysay ?
what did you have for dinner last night?
Ma u xiistay ?
Do you miss them?
waxaad tahay qof xiiso leh
You are a dramatic person
ma aaday maqaayad ?
Are you going to a resturant?
Waxaad tahay qof xaraarad leh
You are a dramatic person
maxaad u mashquulsantahay ?
why are you busy?
waxaan ahay Taajir
I am rich
Goorma ayuu dhintay ?
When did he die?
Waa intaas
Thats it
Waan ordaa
I run
maxaad qabataa markaad firaaqo tahay ?
what do you like to do on your freetime?
waxaan daawadaaa tv-ga
I watch tv
waxay u maleeyaan in aan waalanahay
They think i am crazy
waxaan daawadaaa tv-ga
I watch tv
way i fiiriyaan
They look at me
waan yaraa
I’m young
maxaad cunaysaa cashada ?
What did you have for dinner?
maxaad ku cashaynaysaa beri ?
What are you having for dinner tomorrow?
maxaad samaynaysaa hadhow
What are you doing later?