Class 50 Flashcards
(24 cards)
Say this in Somali:
Its called
Waxaa la dhahaa
Say this in Somali:
I have to know
waa in aan ogaado
Say this in Somali:
Have you been to Gaalkayco?
Ma tagtay Gaalkacyo?
Say this in Somali:
Have you been here?
Ma timid halkaan?
Say this in Somali:
What did you do there?
halkaas maxaad ka qabatay ?
Say this in Somali:
What was your job?
Maxay ahayd shaqadaadu?
Say this in Somali:
Do you like being famous?
Ma jeceshahay in aad noqotid Caan ?
Say this in Somali:
A very very big day
Waa maalin aad iyo aad u wayn
Say this in Somali:
What are your plans for the future?
Waa maxaay qorshahaaga mustaqbalka ?
waan doodaynaa
We argue
waan ka wada hadlaynaa
We talk about it
Say this in Somali:
I have to pee
waa in aan kaadisid
Say this in Somali:
I have to shit
Waa in aan xaaro
Say this in Somali:
How is your head?
madaxa ka waran ?
Say this in Somali:
Is your head hurting?
madaxu ma ku xanuunaa?
Say this in Somali:
Did you eat?
Ma cuntay?
Say this in Somali:
Somalis have good faith
Soomaalidu waxay leeyihiin Iimaan fiican
Say this in Somali:
I have to go
waa in aan baxo
Say this in Somali:
I need to tell you something important
waxaan rabaa in aan kuu sheego wax muhiim ah
Say this in Somali:
Thank you for learning me somali
waad ku mahadsantahay in aad i baraysid Soomaaliga
Say this in Somali:
Have you ever been in Norway?
waligaa ma tagtay Norway
Say this in Somali:
I don’t like and I don’t hate
ma jecli mana necbi
Say this in Somali:
I didn’t drink
ma cabo
Say this in Somali:
Milk
Caano