Class 51 Flashcards
(16 cards)
Say this in Somali:
Thank you for helping me learn somali
waad ku mahadsantahay in aad ibarto Soomaaliga
Say this in Somali:
Why are you smiling?
maxaad u dhoola cadaynaysaa?
Say this in Somali:
Is your friend younger or older?
Saaxiibkaa ma kaa yaryahay mise waa kaa waynyahay ?
Say this in Somali:
What do you mean?
maxaad ka wadaa?
Say this in Somali:
Grandma is saying hello
Ayeeyo way ku salaamaysaa
Say this in Somali:
How many kids do you want in the future?
Immisa ilmo/caruur baad rabtaa Mustaqbalka?
Say this in Somali:
How are the kids?
Caruurta ma fiicanyihiin ?
Say this in Somali:
Are the kids healthy?
lmaha ma caafimaad qabaan ?
Say this in Somali:
How are the kids studying going?
Caruurta waxbarashadooda saytahay?
Say this in Somali:
How is the boys studying going?
Wiilka waxbarashadiisa saytahay?
Say this in Somali:
How is the girls studying going?
gabadha waxbarashadeeda saytahay?
Say this in Somali:
What happened to the boy
Wiilka suu noqday ?
Say this in Somali:
What happened to the girl
Gabadh say noqotay ?
Say this in Somali:
is the boy sick?
wiilka ma jiranyahay ?
Say this in Somali:
Is the girl sick?
Gabadha ma jirantahay ?
Say this in Somali:
Where is the pain?
Halkee xanunayaa?