Chapter 15 - Day 2 Flashcards
(27 cards)
ambalaas(ka)
ambalaasyo(ada)
n. ambulance
cudurka macaanka
n. diabetes
dhaliso/a (da); dhalisooyin (ka)
midwife
dhallaan (ka)
infant
dhalmo/a (da)
birth
dhiig kar (ka)
blood pressure
fool (sha)
(birthing) labor
ilmo/a (ha)
children
jimicsi caafimaad
physical therapy
kabaabyee
(v) anesthetize, make numb
ku dhal
deliver in
naafow (ga)
paralysis
cudur(ka) neef(ta)
asthma
nuuji
(v) breastfeed
qaar (ka) dambe
Lower half of the body
qallal (ka); qallallo/a (da)
stroke
qalliin (ka) dhalmo/a (da); qalliimo/a (da) dhalmo/a (da)
surgery, cesarean section
suux
(v) faint
suuxdin (ta); suuxdimo/a (ha)
seizure
suuxi
(v) sedate, anesthetize (fully)
umuliso/a (da); umlisooyin (ka)
midwife
wadne/a (ha); wadneyaal (sha)
heart
wadne-qabad (ka)
heart attack
xaamilo/a (da); xaamilooyin (ka)
pregnant person