Chapter 35 - Day 3 Flashcards
(36 cards)
Badhasaab(ka); badhasaabyo/a(da)
Governor
Canaan(ta)
Reprimand; scolding
Daahfur
Inaugurate
Daraasad(da); daraasado/a(ha)
Study
Darsin(ka); daraasiin(ta)
Dozen
Dhalinyaro/a(da)
Youth
Dhaqdhaqaaq(a); dhaqdhaqaaqyo/a(da)
Movement; activity
Duruuf(ta); duruufo/a(ha)
Condition; circumstance
Fara ku tiris
Few (lit. Can be counted on the fingers)
Faraha la gal
Interfere; get involved(lit. Put fingers in)
Gole/a(ha) degaanka; golayaal(sha) degaanka
Local council
Haajir
Migrate
Halaag
Die; perish
(Ku) hawllan
Busy (with)
Hiigsi
Goal
Ilo/a(ha) dhaqaale/a(ha)
Economic sources
Isku/isu duwe/a(ha); isku/isu duwayaal(sha)
Coordinator
Jihee
Direct
Khasab
Compel; force
Khayraad(ka); khayraadyo/a(da)
Resource
Koboca dhaqaale/a(ha)
Economic growth
Kumannaan(ka)
Thousands
Mihnad(da); mihnado/a(ha)
Vocation; trade
Qalinjebi
Graduate