Chapter 35 - Day 4 Flashcards
(36 cards)
Abaabul
Organize
Abuur
Create
Ammaan(ka)
Security
Ansixi
Pass(a bill); validate; approve
Arradan
Deprived (of something)
Lit. deprived of clothing
Bisha soo socota
Next month
Lit. the month that is coming
Cilaaqaad(ka); cilaaqaadyo/a(da)
Relation
Damac
Want
Deyn(ta); deymo/a(ha)
Loan
Dibaaji:deebaaji(ga); dibaajiyo/deebaajiyo/a(da)
Down payment
Ganacsato caalami (ah)
International business
Habee
Streamline; structure
Hag
Lead; direct
Hagaha maalgashiga
Investment guide
Iska soo horjeed
Opposing eachother
Jaranjaro/a(da); jaranjarooyin(ka)
Stage (in a process)
Lit. stairs; ladder
Lacag(ta); lacago/a(ha)
Money
Maalqabe/a(ha); maalqabayaal(sha)
Wealthy
Macluumaad(ka); macluumaadyo/a(da)
Information
Meelmari
Put into effect
Qaanuun(ka)/qaynuun(ka);
Qaanuunno/a(da)/qaynuunno/a(da)
Rule; regulation
Qabo
Hold (a meeting)
Qabyo/a(da)
Draft (legislation)
Qeex
Define