Chapter 37 - Day 1 Flashcards
(36 cards)
Amar(ka); amarro/a(da)
Order
Baahi(da); baahiyo/a(ha)
Need
Bahow/bahoob
Align oneself with
Baraha wax laga ilaaliyo
Observation posts
Baroosin(ka); broosinno/a(da)
Anchor
Been abuur
Forge; falsify
Burcad badeed(ka); burcad badeedyo/a(da)
Pirate
Ciidanka Badda; Ciidama(da) bad(da)
Navy; naval force
Degmo/a(da); degmooyin(ka)
Administrative district
Dhammaan
All
Dhammaystir
Finish; conclude; complete
Digreeto/a(da); digreetooyin(ka)
Decree
Duleed(ka); duleedyo/a(da)
Outskirt
Gaashaanbuur(ta); gaashaanbuurro/a(da)
Alliance
Gacan sii
Assist (lit: give a hand)
Gargaar bani’aadannimo
Humanitarian aid
Howlgal(ka); howlgallo/a(da)
Operation
Ilaali
Protect; watch
Iska indhatir
Ignore (lit: make oneself blind)
Iskaashato/a(da); iskaashatooyin(ka)
Cooperative
Kaadh(ka) aqoonsi(ga); kaadhadh(ka) aqoonsi(ga)
Identity card
Kalluumeysi(ga)
Fishing
Kalluumayste/a(ha); kalluumaysato/a(da)
Fisherman
Ku lug yeelo
Get involved (lit: have a leg in it)