CLASS 57 - IMPORTANT Flashcards
(11 cards)
Say this in Somali:
How did you sleep last night?
Sidee u seexatay xalay
Say this in Somali:
How is the neck?
Qoorta ka waran ?/ qoorta saytahay ?
Say this in Somali:
the neck is hurting me
Qoorta way i xanuunaysaa
Say this in Somali:
you are not funny
ma qosol badnid/ ma xiiso badnid
Say this in Somali:
yesterday was a busy day, therefore i did a lot
shalay waxay ahayd maalin mashquul ah, saas darteed wax badan baan sameeyay
Say this in Somali:
today is going to be a busy day, therefore i am going to do a lot
Maanta waxay noqonaysaa maalin mashquul ah sidaas darteed waxaan rabaa in sameeeyo wax badan
Say this in Somali:
Later will be a good day
Ha dhow waxay noqon doontaa maalin wanaagsan
Say this in Somali:
It is hard work
Waxa waaye shaqo adag
Say this in Somali:
Learning the somali language it is hard
Barashada af-Soomaaligu waxa waaye adayg
Say this in Somali:
How much is your age?
waa immisa da’daadu?
Say this in Somali:
i´m joking with you
waan kula kaftamayaa