TIK TOK Flashcards
(19 cards)
Say this in Somali:
We are finished
waan dhamaynay
Say this in Somali:
How is life
nolosha ka waran
Say this in Somali:
I am going to live in Somalia
waxaan doonayaa in aan ku noolaado somaaliya
Say this in Somali:
I am going to Somalia
waxaan tagayaa Soomaaliya
Say this in Somali:
i want to live in Somalia
waxaan rabaa in aan ku noolaado Somaaliya
Say this in Somali:
i learn the somali language because its a old language
waxaan bartaa luqada Soomaaliga sababtoo ah waa luqad qadiimi/duug/duq ah
Say this in Somali:
i want to speak to the odeys in the masajid
Waxaan rabaa in aan la hadlo Oda-yaasha masaajidka
Say this in Somali:
I work with Somalis
waxaan la shaqeeyaa soomaali ?
Say this in Somali:
I have many Somali friends
waxaan leeyahay saaxiibo badan oo soomaali ah
Say this in Somali:
I saw your question
Waan arkay su’aashaada
Halkee jirtaa?
Where are you?
Waxaan ku jiraa guuriga
I am in the house
Guriga ma ku jirtaa?
Are you in the house?
Say this in Somali:
Since I started learning somali I have learnt a lot
Tan iyo markaan bilaabay barashada Soomaaliga waxaan bartay wax badan
Say this in Somali:
Although the somali language is hard to learn i still enjoy it
Inkastoo Luqada Soomaaligu ay adagtahay in la barto wali waan ku raaxaystaa
Say this in Somali:
If we meet i will be very happy
Haddii aan kulano aad ayaan ugu farxi doonaa
Say this in Somali:
i want to ask you why do you like me?
waxaan rabaa in aan ku waydiiyo maxaad ii jeceshahay
Say this in Somali:
I don’t know what they are doing
ma aqaano waxay sameynayaan
Say this in Somali:
Why did you go to the shop?
maxaad suuqa u doontay ?