Vocabulary Introduction, Day Four Flashcards
(30 cards)
1
Q
month
A
bil (sha); bilo/a (ha
2
Q
school
A
dugsi (ga); dugsiyo/a (da
3
Q
when
A
goorma
4
Q
day
A
maalin (ta); maalmo/a (ha)
5
Q
restaurant
A
makhaayad (da); makhaayado/a (ha)
6
Q
mosque
A
masaajida (ka); masaajidyo/a (da)
7
Q
year
A
sannad (ka); sannado/a (da)
8
Q
market
A
suuq (a); suuqyo/a (da)
9
Q
week
A
toddobaad (ka); toddobaadyo/a (da)
10
Q
office
A
xafiis (ka); xafiisyo/a (da)
11
Q
beach
A
xeeb (ta); xeebo/a (ha)
12
Q
Saturday
A
Sabti (da)
13
Q
Sunday
A
Axad (da)
14
Q
Monday
A
Isniin (ta)
15
Q
Tuesday
A
Talaado/ Salaasa (da)
16
Q
Wednesday
A
Arabaco/a (da)
17
Q
Thursday
A
Khamiis (ta)
18
Q
Friday
A
Jimce (ha)
19
Q
January
A
Jaanuwari/ Jannaayo
20
Q
February
A
Febaruwari/ Febraayo
21
Q
March
A
Maarj/ Maarso
22
Q
April
A
Abriil/ Abriile
23
Q
May
A
May/ Maajo
24
Q
June
A
Juun/ Juunjo
25
July
Juulaay/ Juulyo
26
August
Ogost/ Ogosto
27
September
Sebtembar/ Seteembare
28
October
Oktoobar/ Otoobare
29
November
Noofembar/ Nofeebare
30
December
Diisembar/ Dijeembare