Vocabulary, Unit 10, Chapter 35, Day 4 Flashcards
(35 cards)
Organize
Abaabul
Create
Abuur
Security
Ammaan (ka)
Pass ( a bill); validate; approve
Ansixi
Deprived ( of something)
Arradan
Next month
Bisha soo Socota
Relation
Cilaaqaad (ka); cilaaqaadyo/a (da)
Want
Damac
Loan
Deyn (ta); Deymo/a (ha)
Down payment
Dibaaji/deebaaji (ga); dibaajiyo/deebaajyo/a (da)
International business
Ganacsato caalami (ah)
Streamline; structure
Habee
Lead; direct
Hag
Investment guide
Hagaha maalgashiga
Opposing each other
Iska soo horjeed
Stage
Jaranjaro/a (da); jaranjarooyin
Money
Lacag (ta); lacago/a (ha)
Wealthy
Maalqabe/a (ha); maalqabayaal (sha)
Information
Macluumaad (ka); macluumaadyo/a (da)
Put in effort
Meelmari
Hold (a meeting)
Qabo
Draft (legislation)
Qabyo/a (da)
Define
Qeex
Hope
Rajo/a (da); rajooyin (ka)