Vocabulary, Unit 9, Chapter 33, Day 3 Flashcards
(36 cards)
Orphan
Agoon (ta); agoomo/a (ha)
Exhibit; display; present
Bandhig
Program
Barnaamij (ka); barnaamijyo/a (da)
Climate
Cimilo/a (da); cimilooyin (ka)
Within
Dhexdooda
Problem
Dhibaato/a (da); dhibaatooyin (ka)
Send
Dir
Benefit
Faa’iido/a (da); faa’iidooyin (ka)
Poverty
Faqri
Many
Farabadan
Think
Fikir
Simplify
Fududee
Decide
Go’aanso
Sewing machine
Harqaan (ka); harqaanno/a (da)
Agreement
Heshiis (ka); heshiisyo/a (da)
Telecommunications
Isgaarsiin (ta)
Utilization
Isticmaal (ka)
Keep pace; keep up
Jaanqaad
Telephone (lines)
Khad (ka); khadad (ka)
Loss; harm
Khasaare/a (ha); khasaarooyin (ka)
Institute
Machad (ka); machaahiid (da)/ machadyo/a (da)
Customer
Macmill (ka); macaamiil (macaamiisha)
Life
Nolol
Equip
Qalabee