Vocabulary, Unit 9, Chapter 33, Day 4 Flashcards
(36 cards)
Service
Adeeg (ga); adeegyo/a (da)
Bring to an end; conclude
Afjar
Society
Bulsho/a (da); bulshooyin (ka)
Crumble; be destroyed
Burbur
Obstacle; hurdle
Caqabad (da); caqabado/a (ha)
Hospital
Cisbitaal (ka); cisbitaallo/a (da)
Prejudice
Cuqdad (da); cuqdado/a (ha)
Treat
Daawee
Medicine
Daawo/a (da); daawooyin (ka)
Crime; sin
Dembi (ga); dembiyo/a (da)
Poor
Danyar
Care
Daryeel (ka)
Fetch water; fill something up with water
Dhaanso
Flooding
Fatahaad (da); fatahaadyo/a (da)
Sanitation, hygeine
Fayadhowr (ka)
Help
Gargaar
Self-governing; autonomous
Ismaamul
Role
Kaalin (ta); kaalimo/a (ha)
Lift; upgrade; elevate; increase
Kor u qaad
Mentally ill
Madaxa laga galey
City; town
Magaalo/a (da); magaalooyin (ka)
Machine
Mashiin (ka); mashiinno/a (da)
Clean
Nadiif
Asthma
Neef (ta)