Vocabulary, Unit 10, Chapter 36, Day 2 Flashcards
(36 cards)
Lineage
Abtiirsiimo/a (da)
Security
Ammaan (ka)
Pirate
Burcadbadeed (da); burcadbadeedyo/a (da)
Complaint
Cabasho/a (da); cabashooyin (ka)
Hostility
Colaad (da); colaado/a (ha)
Provocation
Daandaansi (ga); daandaansiyo/a (da)
War
Dagaal(ka); dagaalo/a (da)
Side
Dhan (ka)
Trouble
Dhibaato (da); dhibaatooyin (ka)
Outskirt
Duleed (ka); duleedyo/a (da)
Interference
Faragelin (ta)
Control
Gacan Ku Hayn
Council
Gole/a (ha); Goleyaal (sha)
Chairman
Guddomiye/a (ha); guddoomiyeyaal (sha)
Threaten
Hanjab
Collide; confrontation
Isku dhac
Existence
Jiritaan (ka)
Prevention
Ka Hortag (ga); ka hortagyo/a (da)
Part of
Ka tiirsan
Speech
Khudbad (da); khudbado/a (ha)
Evacuate
Ku daadguree
Give advice
La tali
Administration
Maamul (ka); maamul/a (da)
Independence
Madaxbannaaani (da)