Vocabulary, Unit 11, Chapter 38, Day 1 Flashcards
(35 cards)
Spokesperson
Afhayeen (ka); afhayeenno/a (da)
Significance
Ahmiyad (da); ahmiyado/a (ha)
Scholars
Aqoonyahan (ka); aqoonyahanno/a (da)
Target
Bartilmaameed (ka); bartilmaameedyo/a (da)
Society
Bulsho/a (da); bulshooyin (ka)
Gang
Burcad (da)
Enemy
Cadow (ga)
Political science
Cilmi (ga) siyaasad (da); culuum (ta) siyaasad (da)
Corner
Dacal (ka); dacalo/a (da)
Robbery
Dhac (a)
Youth
Dhallinyaro/a (da)
Encourage
Dhiirageli
Prefer
Doorbid
Condemnation
Eedeyn (ta); eedo/a (ha)
Brag
Faan
Heinous
Fool xun
Support
Garab Istaag
Leadership
Hoggaan (ka); hoggaanno/a (da)
Intellectual
Indheergarad (ka); indheergaradyo/a (da)
Community
Jaaliyad (da); jaaliyado/a (ha)
Existence
Jiritaan (ka); jiritaano/a (da)
Participate
Ka qaybgal
Tangible
La taaban Karl
Investment
Maalgashi (ga); maalgashiyo/a (da)