Vocabulary, Unit 11, Chapter 39, Day 2 Flashcards
(36 cards)
Praise
Ammaan
Scholar
Aqoonyahan (ka); aqoonyahanno/a (da)
Student
Ardey (ga); ardey (da)
Revenue
Dakhli (ga)
Request; application
Dalab (ka); dalabyo/a (da)
Donate
Deeq
Port
Deked (da); dekedo/a (ha)
Economy
Dhaqaale/a (ha)
Study; learn
Dhigo
Overseas; abroad
Dibad; dibado/a (ha)
Study, prepare
Diyaari
Boat
Doon (ta); doomo/a (ha)/ doonyo/a (ha)
Technique
Farsamo/a (da); farsamooyin (ka)
Vessel
Gaadiid badeed (ka); gaadiid badeedyo/a (da)
Now
Haddeer
System
Hannaan (ka)
Advanced; high level
Heer sare
Development
Horumar
Develop
Horumari
University
Jaamacad (da); jaamacado/a (ha)
Graduate
Ka soo bax/ ka bax
Dock
Ku soo xiro
Manager
Maareeye/a (ha); maareeyayaal (sha)
Teacher
Macallin (ka); macaallimiin (ta)