You were missing
waa lagu waayay
The month after
bisha ku xigta
when the morning was reached
markii lagaaro subaxdii
her aunt
habaryarteeda
its close
wuu dhowyahay
its far away
wuu fogyahay/ wuu dheeryahay
opposite
ka soo horjeed
you are learning somali since you have a somali girl
Waxaad baranaysaa Soomaali maadaama aad qabtid gabar soomaaliyeed
you are learning somali since you are talking to Yasmins family
Waxaad baranaysaa Soomaali maadaama aad la hadashid qoyska yaasmiin
Today I am not doing a class since i´m tired
Maanta cashar ma samyn karo maadaama aan daalanahay
Saciid you are a smart person in other words you are a very smart person
Saciid waxaad tahay qof xariif ah si kale haddii loo dhigo waxaad tahay qof caqli badan
Although
Inkastoo
On the other hand
Dhanka kale
Since
Tan iyo marka
Until now
ila iyo hadda
every time
Had iyo jeer
sometimes
mararka qaarkood
during
inta lagu jiro
that time
waqtigaas
Since
Maadaama
For example
Tusaale ahaan
Imagine/suppose
Ka soo qaad
That meaning is…
Taas Macnaheedu waa
in other words
Si kale haddi loo dhigo